Barnaamijyada wacyigalin baraarug ee Gobolka Sanaag

Komishanka Qaranka ee Xakamaynta HIV-AIDS-KA Somaliland oo kawada barnaamijka Baruur ee loogu talo galay Da'yarta ku jirta dugsiyadda sare ee dalka ayaa waxaa lagu Qabtay Gobolka Sanaag.