
Barnaamijyada wacyigalin baraarug ee Gobolka SOOL
Komishanka Qaranka ee Xakamaynta HIV/AIDS-ka Somaliland wuxuu Qabtay Barnaamujkii Wacyi-gelinta ee Baraarug Gobolka SOOL![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
|
Barnaamujkan oo komishanka ugu talo-galay in uu ku baraarujiyo Da'yarta dhigta iskuuladda Sare ee Dalka.