Haweenka lanool Xanuunka HIV-AIDS ku waxay lakulmaan tacadiyo iyo takoor

Haweenka lanool Xanuunka HIV-AIDS ku waxay lakulmaan tacadiyo iyo takoor. Agaasimaha Fulinta Komishanka Qaranka ee Xakamaynta HIV/AIDS-ka Jamhuuriyadda Somaliland Muddane Axmed Cabdi Ismaaciil oo Ka Hadlayaa Arrimaha Tacadiya iyo Takoorka Ku Dhaca Haweenka La Nool Xanuunka HIV/AIDS-ka halka ka Daawo.