Khudbadii Ag Daawaynta iyo daryeelka Komishanka ee Xuska Maalinta AIDS-ka Somaliland

Madaxdii khudbadaha ka jeediyey Xuska Maalinta AIDS-ka Somaliland waxaa kamid ahayd Agaasimaha Daawaynta iyo daryeelka Marwo Sahra Maxamed Xuseen,
Agaasime Sahra waxay halkaasi ka soo jeedisay hadalo mahadnaq ah oo ay ugu mahadnaqayso cid kasta oo ka qayb qaatada daryeelka dadka nugul ee xanuunka la Nool Xanuunka, iyadoo si gaar ah ugu mahadnaqday masuuliyiin hore gacan taageero oo joogta ah uga gaystay waxtarka dadkaa la nool xanuunka kuwaasi oo ay kamid ahaayeen Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, wacyigelinta iyo dhaqanka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Horumariinta Caafmaadka.
halkan ka daawo