Maalinta Xuska HIV/AIDS-ka ee Caasimada Somaliland Hargeisa I DA December 2021 ee komishanka Qaranka ee Xakamaynta

Komishanka Qaranka ee Xakamaynta HIV/AIDS-ka Somaliland ayaa qabtay  Xuska Maalinta HIV/AIDS-ka ee 1da December 2021, ku Qabtay Magaalada Hargeisa, xafladaasi Xuska maalinta AIDS-ka Aduunka Waxaa ka soo Qayb-galay Agaasimaha Fulinta Komishanka Qaranka ee Xakamaynta HIV/AIDS-ka, Masuuliyiinta iyo Hawl-Wadeenada Komishanka, Wasiiradda Diinta iyo Awqaafta, Warfaafinta iyo Wacyi-Gelinta iyo Dhaqan, Waxbarashada iyo Sayniska, Arrimaha Bulshadda iyo shaqogelinta, Qorshaynta, ururadda Rayidka ah, Hayadda Caalamiga Ah, Hay'adaha Qaramada Madoobay, Dadka Xanuunka La Nool, Saxaafadda, Kooda Hobaladda Qaranka, Iyo Xildhibaanadda.