Maalinta Xuska HIV/AIDS-ka ee Gobolka Awdal I DA December 2021 ee komishanka Qaranka ee Xakamaynta

 Komishanka Qaranka Xakamaynta HIV/AIDS-ka Qabtay Xuska Maalinta HIV/AIDS-ka, ee 1 Da December 2021, isagoo Komishanka Qaranka ku Qabtay Dhamaan Goboladda Iyo Degmooyinka Dalka. Magaalo Madaxda Gobolka Awdalna  Boorama  oo kamida Magaalooyinka Waaweyn ee laga Xusay Maalintan ayaa waxaa Qayb Galay Madaxda komishanka oo uu hogaaminayo Agaasimaha Wacyi-Gelinta, Madaxda Gobolka, Madaxda Degmada, madaxda Ururadda Bulshada iyo dhamaan Qaybaha Kale duwan ee Bulshada Gobolka.