Shaqadda Komishanka Qaranka ee Xakamaynta Adis-ku Somaliland (SOLNAC)

Agaasimaha fulinta ee  Komishanka Qaranka ee  Xakamaynta Adis-ku Somaliland (SOLNAC), Prof. Ahmed Abdi Ismail ayaa maanta warbixin kooban ka bixiyey shaqadda komishanka u hayo Qaranka Somaliland.