Shirka Golaha Hagista Komishanka Qaranka ee Xakamaynta HIV/AIDS-ka Somaliland

Hargaysa:- Komishanka Qaranka Ee Xakamaynta HIV/AIDS-ka Somaliland ayaa Qabtay Shirkii Golaha Hagista Oo ay Ku Midoobeen Todoba Wasaaradood Oo Loogu Talogalay inay Golahaasi ay soo saaro Siyaasada Iyo Istaaradijiyada Uu Ku Shaqaynayo SOLNAC.

Shirkan Oo Ka Qabsoomay Xafiiska Wasiirka Horumarinta Caafimaadka SL Taas Oo Soo Qabanqaabisay Waaxda Fulinta Oo Uu Hogaaminayo Agaasimaha Fulinta Ee Komishanka Qaranka Ee Xakamaynta HIV/AIDS-ka Somaliland Prof.Axmed Cabdi Ismaaciil.

Shirkan ayaa noqonaya Mid Sadex Bilooda Isla Markaana Loogu Talogalay Inuu Sanadkii Afar Jeer Qabsoomayo ayaa Lagu Qorsheeya ajandayaasha iyo Wixii Caqabado Yaala SOLNAC..