Shirka Wada-tashiga Gudida ee dejinta barnaamijka lagu midaynayo waxbarashada HIV/AIDS iyo Manhajka Somaliland

Shirkan oo ka Qabsoomay Hoolka Xarunta Komishanka Xakameyn HIV/AIDS ee Caasimada Somaliland Hargiesa. Shirka waxaa lagu lafaguray: 1. Dejinta qorshaha barnaamijka ee midaynta HIV/AIDS iyo Manhajka 2. Sidii loogu dari lahaa manhajka dawliga ah aqoonta cudurka HIV/AIDS