Soo Xidhay Tababar Muddo Laba Cisho Ah U Socday Dadka La Nool Xanuunka HIV/AIDS-ka

Agaasimaha Abaabulka Iyo Wacyigalinta Komishanka Xakamynta HIV/AIDS-ka Somaliland Maxamed X.Yaasiin Ayaa Soo Xidhay Tababar Muddo Laba Cisho Ah U Socday Dadka La Nool Xanuunka HIV/AIDS-ka.