SOLNAC Staff Training

Komishanka qaranka ee xakamaynta AIDS-ka ayaa Shaqaalaha Hargeysa u qabtay tabobar ku saabsan habraacyada iyo Hagayaasha Maamulka shaqaalaha Dowladda, tababarkaasi oo ay bixinayeen khubaro aqoon u leh tobabarka shaqaalaaha.

Shaqaaalaha Qaatay tobabarkaasi oo ka koobnaa shaqaalaha ka hawl-gala xarunta Komishanka Qaranka Xakamaynta HIV/AIDS Somaliland.
Tobabarkaasi shaqalaha komishanka Qaranka Xakamaynta HIV/AIDS, oo soo dhamaaday 18 November 2021, waxaa soo xidhay Agaasimaha Tabobaradda iyo Horumarinta Shaqaalaha Maxamed Jaamac Siciid, Agaasimuhu wuxuu kula dardaraamay shaqaalaha aqoonta ay qaateen in ay shaqadda ku noqdaan oo ay tayadda sare uqaado