Wacyi-Gelinta Komishanka ee Magaalada Borama



Komishanka qaranka Ee Xakamaynta HIV/Aidska ayaa Magaalada Borama Ka Bilaabay Wacyigelin Balaadhan Kaas Oo ay ka Qayb qaadanayeen Isuduwayaasha Wasaaradaha Ku Jira Komishankaasi Iyo Jaamacada Camuud Oo Maanta Bilaabaysay Tartanka Kubada Cagta Ee Kuuliyadaha Jaamacadaasi Taasi Oo Ardayda iyo dhalinyarada La Siiyey Wacyigelin Ku Sahabsan HIV/aidska Isla Markaana ay Wacyigelintaasi ay sii gaadhsiiyaan Qaybaha Kale Ee Bulshada.
Arintan ayaa Daba Socota Qorshe La Doonayo In Heer Gobol Iyo Heer Degmo ay Sii Wataan Wacyigelinta HIv Aidska