Weftiga heer qaran ee komishanka oo soo kormeeray Xarumaha loogu Adeego dadka la nool Xanuunka HIV/AIDS-ka ee Gobolka Sanaag

Masuuliyiin ka socda Komishanka Qaranka Xakamaynta AIDS-ka Somaliland ee heer Qaran oo kormeer ku maraya Goboladda Dalka Ayaa Kormeer Ku Sameeyay Xarumaha Loogu Adeego Dadka La Nool Xanuunka HIV/AIDS-ka Ee Gobolka Sanaag