XUSKA MAALINTA AIDS-KA ADDUUNKA

Maanta oo ay taariikhdu tahay 01 December 2022, waxaa lagu qabtay dhamaan goboladda dalka Jamhuuriyada Somaliland xuska maalinta AIDS-ka Adduunka.
Hargiesa: maanta oo taariikhdu tahay 01 December 2022, magaalooyinka lagu qabtay  xuska Maalinta AIDS-ka Adduunka kamid ahayd caasimada Hargaysa, iyadoo xafladu ka qabsootay huteelka maansoor, 
xafladaasi oo si toos ah uga baxaysay dhamaan warbaahinta iyo baraha bulshada
iyadoo dhamaystirana ka daawo halkan