Xuska Maalinta AIDS-ka ee Magaaladda Berbera


Magaaladda Berbera waxa lagu qabtay Xuska maalinta AIDS adduunka, xafladdaas oo ka qabsoontaya ALLOORE Hotel Berbera. Waxa soo qabanqaabiyey komishanka Qaranka ee Xakamaynta AIDS-ka. Waxaana k soo qaybgalay qaybaha kale duwan ee Bulshadda. Maayirk kuxigeenka Degmadda Berbera Xildhibaano Golaha Deegaanka Degmadda Berbera, qaarka mida isuduweyaasha Wasaaraddaha iyo Hayaddaha Dowladda ee Gobolka Saaxil iyo guddoomiyaha Bisha case ee gobolka

ugu dambayna waxa ka qayb-galay oo qudbad dheer ka jeediyey Agaasimaha Tabobarka iyo Shaqaalaha Mudane Maxamed Jaamac Siciid ee komishanka Qaranka ee Xakamaynta AIDS.