Daraasadda 

Fadlan ka Jawaab Su'aalaha  Adigoo Saxaya saddex 
Buuxi form
waxaad Tijaabinaysaa Aqoontaada markaad noo soo gudbiso waxaan helaynaa jawaabaha aad bixisay iyo heerkaaga Aqooneed ee Cudursidaha HIV/AIDS-ka hubi inaad Garanayso Su'aalaha
 
buuxi formkan  
Si joogta ah ayaa laguugu soo gudbin doonaa su'aalo taxano ah oo aad ku cabirayso heerka aqooneed ee Cudursidaha Fadlan kale soco Boggan Daraasaddda Cabir heerkaaga Aqooneed ee Cudursidhaa Caabuqa HIV/AIDS
 
Formka buuxi
M AND E FORMS  fill the form for Monitoring and Evaluation