MAAMULKA GUUD EE KOMISHANKA QARANKA EE XAKAMAYNTA HIV/AIDS-KA SOMALILAND
1. Madaxweynaha JSL ayaa ah Gudoomiyaha Komishanka Qaranka ee xakemeynta HIV/AIDS-ka somaliland
2. Golaha hagiddu wuxuu ka koban yahay todobada xubnood ee kala ah
b) Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka.
t) Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada.
j) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta.
x) Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.
kh)Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.
d) Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta.
r) Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda.


3) Agaasinka fulinta wuxuu ka koobnaan karaa:-
b) Agaasimaha fulinta
t) Agaasimaha daaweynta iyo daryeelka
j) Agaasimaha maamulka iyo lacagta,
x) Agaasimaha wacyi-gelinta iyo abaabulka,
Kh) Agaasimaha tababarada iyo horumarinta hawl-wadeenada