
DOOD-ABUUR Wacyigalinta bulshada
Hargiesa: Barmaamujka Dood-AbuurUjeedada waa Wacyigalin bulshada reer Somaliland, hadaba qaybtani waxaynu ku ogaan doonaa waa maxay cudurka/cudursidaha HIV-AIDS-KA? malagu kale qaadaa Lamacaamilka Qofka Nool sida wada xidhashada dharka, wax wada Cunida IWM? Sidaa lagu kale qaadaa? Waxaana Inoo faahfaahinaya Dr. Axmrd Ismail
La Soco Qaybta 2AAD......