Barmaamujka Dood-Abuur

DOOD-ABUUR

Barmaamujkan Dood-Furan oo ujeedadiisu tahay in bulshada loo iftiimiyo takoorka iyo faquuqa lagu hayo dadka la nool xanuunka HIV-AIDS-KA, faquuqaasi oo ay kamid tahay in ay dadkani helin waxyaabaha nolosha aas aaska u ah sida biyaha, hoyga ay galaan, waxbarashada iwm.
Barmaamujkan dood-abuur waxaa iska kaashadey Komishanka Qaranka ee Xakamaynta HIV-AIDS-KA Somaliland iyo MM Tv, waxaana ka taageerayey Ururka Machadka tobarada ...... oo dhinac dhaqaalaha ka taageerey.
Barmaamujkan waxa ka soo qayb galey qaybaha kale duwan ee ay arrimahan khuseeyaan waxaana kamida ah:
1. Agaasimaha Guud ee komishanka qaranka ee xakamaynta HIV-AIDS-KA Somaliland Dr. Ismail Muhumed Ayeh
2. Nimco muxumed
3. Komishanka Xuquuqal insaanka qaranka
4. Xubin ka socota dadka la nool xanuunka HIV-AIDS-KA
5. Xubin ka socota ururada bulshada
6. Wasaaradda Horumariinta Caafimaadka JSL

Dhinaca kale waxaa ka soo qayb galay Aqoonyahan, ardayda jaamacadaha dalka, dhakhaatiir, qaar kamida dadka xanuunka la nool HIV, ururada bulshada, haween dhalinyaro iwm.
Dood-Abuur isagoo dhamaystiran daawo