Maanta waxaa Hoteelka, Maansoor ee Magaladda Hargiesa
Koomishanka Qaranka ee Xakameynta HIV/AIDS somaliland ku ku Daah-furay Xarunta Wicidda Komishanka, Xaruntaasi oo lagu talo-galay in ay ka qayb-Qaadato Xakameynta AIDS.
Agaasimaha Fulinta Komishanka Qaranka ee Xakameynta Prof. Ahmed Abdi Ismail oo halkaasi ka so jeediyey wuxuu xusay in xarunta kamid tahay dariiqyadda lagu xakameynayo Faafinta cudursidaha AIDSka islamarkaan lagu cidhib tirayo, iyadoo kamida hiigsiga 2030, ee ah in la cidhib tiro Cudurka HIV/AIDS-ka.
waxaa halkaasi iyaguna hadalo kale duwan ka soo jeediyey madax ka socota hay'adaha bahwadaagta, iyo xubin ku hadlaysay magac dadka xanuunka la nool.