Tobabarka Wacyi-Gelinta Bulshada Burco ee Xanuunka HIV/AIDS-ka

Komishanka Qaranka Xakamaynta HIV/AIDS-ka Somaliland Ayaa Tababar Ku Saabsan  Bulshada Looga Wacyi-galin Lahaa Xanuunka HIV/AIDS-ka ku Qabtay Magaaladda Burco, Tobabarkaasi oo ay kasoo Qayb-Galeen  Masuuliyiinta Laamaha Dawladda Iyo Culimada Magaalada Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer.